Guddi-hoosaadka Nabadgelyada ee Aqalka Odayaasha Somaliland oo iftiimiyey Cidda ka dambaysa falalka amni-darro ee Dhalinyaradu Wakhtiyada Habeenkii ka sameeyaan Xaafadaha Caasimadda

Hargaysa(SLpost)Guddi Nabadgelyada ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Shacabka ku dhaqan Caasimada Hargeysa iyo Gobolada kale ugu baaqay in ay Xoojiyaan Nabadgelyada oo ay isha ku hayaan Dadka nabadgelyo darada ka wada Magaalooyinka Somaliland. Sidaasi waxay ku sheegen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Magaalad Hargeysa.

golaha guurtida

Hoos ka dhageyso

Somalilandpost.net

Hargeysa