Golaha Wakiillada Somaliland oo shaaciyey in Xeer-nidaamiyaha Wasaaradda Waxbarashadu Soo Saartay Khilaafsan yahay Siyaasadda Guud ee Dalka

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanada golaha wakiilada Somailand oo maanta warbixin ka dhagaysanayay gudidada joogtada ee golaha wakiilada ayaa ka warbixiyay xaalada dalka iyo muranka udhexeeya wasaarada waxbarshada iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay.

Guddida Joogta ah ee Golaha WakiiLlada, ayaa shaaciyay in xeernidaamiyaha ay soo saartay wasaarada waxbarshadu uu khilaafsan yahay  siyaasada guud ee waxbarashada ee Xer NO 77 kana hor imanayo

Sidoo kale golaha wakiilada ayaa sheegay in wasiirka waxbarashadu ushegay in ay badheedheen filicilada ay kula kaceen dugsiyada gaarka ah iyo hanaanka ay uqaybiyeen deeqihii waxbarashado

Sidoo kale golaha guurtida ayaa sharci daro ku tilmaamay hanaankii ay uqaybisay deeqihii waxbarasho ee dalka iyadoo ku koobtay dugsiyada dawlada oo xataa aanay si siman ugu qaybin xataa dugsiyada dawlada ee gobolada dalka.

Muuqaalka Hoose ka Daawo Hadalka Mudaneyaashu arrintan kaga hadleen