Geerisa Kenya ;Qaad Noociisa Ku Cusub Qeybo Ka Mida Kenya Oo Dadda ka Ka Doona Mirqaan Macno Waaliya ku Keenay –Warbixin BBC Somali ka Diyaarisay Dhageyso

Geerisa (SLPOST) Waxaa dhawaan dadka degen magaalada geerisa eek u taala bariga wadan ka Kenya.

khaadka

Ayaa waxaa imika lagu cunaa qaad magaciisa layidhaahdo MAGOKA ayaa laanta afsomaliga ee bbc-da ayaa waxa ay wareeysiyo kala duwan la yeelatay dadka degan magaaladaa ee cuna qaadka cusub ee loo yaqaano MAGOKA_ qaadkan oo ah caleen qudha ayaa waxa ay ka warbixiyeen midwalba dhacdada uu kala kulmay markii uu is ticmaalay Qaadkaa oo qiimo ahaana 1$dolar ka yar la siiyo qaadkaa oo ah ka ugu jaban ee ugu mirqaanka waalan.

 Hakan Ka Dhageyso :-

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland