Ganacsatada Somaliland oo loogu baaqay inay Is-waafajiyaan Qiimaha Maceeshadda iyo Sarrifka lacagaha

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ganacsatada dalka ugu baaqday inay is-waafajiyaan qiimaha Maceeshadda iyo badeecadaha ay dadka ka iibiyaan qiimaha sarrifka lacagaha qaalaad gaar ahaan dollar-ka oo hoos u dhac u yimi maalmihii u dambeeyey.

maceeshadda badeecadaha sarifka lacagaha ganacsato

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Mustafe Godane oo maanta xafiiskiisa kula hadlay qaybo ka mid ah warbaahinta, waxa uu ganacsatada dalka ugu baaqay inay is-waafajiyaan qiimaha ay ku iibiyaan badeecadaha iyo heerka isku-sarrifka lacagaha qalaad.

 

Faahfaahinta warkan ka daawo muuqaalkan hoose