Galmudug Oo Soo Bandhigtay Caruur Al-shabaab Ku Soo Hubaysay Oo Dagaal Qadhaadh Ay La Galeen

Galmudug(Slpost)-Galmudug Oo Soo Bandhigtay Dhalinyaradii Ay Asqaysiisay Al,Shabaab Ee Ay Ku Qabteen Dagaalkii Qadhaadha Ee Dhex Maray Shalay Ciidamada Galmudug Iyo Al-Shabaab

Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa maanta Koofurta Magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay 22 Maxaabiis Shabaab ah oo ay ku qabteen Dagaalkii Shalay ka dhacay Bariga Gobolka Mudug.

Maxaabiista Galmudug ay Gaalkacyo ku soo bandhigtay oo ay ku jiraan kuwo qaba Dhaawacyo waxaana u badan Caruur aan qaan-gaar aheyn,iyadoo sidaan si lamid ah Maxaabiistii Puntland ay gacanta ku dhigtay ee Shabaabka ahaa ay u badnaayeen Caruur.

1 shabaab 2 Shabaab 3 Shabaab 4 Shabaab