Foosiya Xaaji Aadan Oo Ka Hadashay Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya

Muqdisho(SLpost)-Xildhibaan Foosiya Xaaji Aadan ayaa ka hadashay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya u dhaxeeya isla markaasna ku baaqday in wakhtigan loo baahan yahay in dib ay u midoobana labada dhinac wada hadaladana ku tilmaamtay kuwo lagu heshiinaayo.