“Faysal iyo Cali Khaliif Maaha Inay Dalka Ku Soo Noqdaan” – Xildhibaan Indho Indho

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ku dooday inaanay mudnayn inay dalka ku soo laabtaan Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID iyo Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan magaalada Brussels ee dalka Belgium la sheegay inay kaga qayb-galeen shir-weyne Beesha Caalamku u qabatay Soomaaliya.

Xildhibaanka oo maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa, waxa hadalladiisa ka mid ahaa sida ku xusan muuqaalkan Hoose.

https://www.youtube.com/watch?v=IzDVxvv-fpE