Faysal Cali Waraabe Oo SHirkii Masalaha Ku Tilmaamay Mid Aan Munaasib Ahay

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shirkii   Garxajis ku tilmaamay mid soo noolaynaya fidmadii  dhowr iyo sagaashankii  isla markaana abuurya dagaal sokeeye oo markale wadanka ka qarxa

https://www.youtube.com/watch?v=-bUYrDGNLOU