Abu Dhabi (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyey munaasibad ballaadhan oo weftiga madaxweyne Muuse Biixi la qaatay Jaaliyadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa ka sharraxaad ka bixiyey Sababo ka baajiyey Guddoomiye Cirro inuu ka mid noqdo weftiga madaxweynaha u raacay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Muuqaalkan Hoose ka Daawo Hadalka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe
https://youtu.be/W5Iho85Vu0I