(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku soo laabtay ayaa ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbigiisa, dagaalkii Maamulada Galmudug iyo Puntland ku dhex-maray magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug iyo xulista xubnaha aqalka sare ee Somaliya.
Halkana ka daawo.
Somalilandpost.net