Fannaaniinta Maxamed BK iyo Sahra Ileys oo wada-jir ah u soo saaray Hees Cusub oo la magac-baxday JIBAAX iyo murtida ka dambaysa

BKFannaaniinta Maxamed BK iyo Sahra Ileys oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London oo ay kaga qayb-galeen Todobaadka Bandhiga Soomaalida (Somali Week Festival) oo sannadkan lagu marti-qaaday, ayaa soo saaray Hees cusub oo labada fannaan si tallan-taalli ah u qaadayaan. Heestan oo la magac-baxday JIBAAX, waxa erayadeeda sameeyey Cali Qaraame. Laxankeeda iyo Miyuusikadana waxa kala leh Isla Maxamed Siciid BK iyo Axmed-Wali Ibraahim Furinle.

Hoos ka daawo Heestan.