Fanaannada Sahra Halgan Oo Shaacisay Inay iska Casishay, Kana Baxday Xisbiga Waddani

Hargeysa, (SLpost)- Fanaannada Sahra Axmed Maxamuud (Halgan) ayaa shaacisay inay iska casishay, isla markaana ka baxday xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo ay xubin firfircoon ka ahayd muddooyinkii u dambeeyay.

qoraal ay xalay soo saartay fanaanadu ayaa u qornaa sidan:-

Sahra Halgan