Fadlan soo Caawi Muwaadinkan.

 

Faldan Soo Caawi Muwaadin Dhaawac Halisi Kasoo Gaadhay Dhabarka iyo Xangulaha Oo Dalka Waxba Lagag Qaban Kari  Waayey

 Caawi1  caawi3caawi2

Dhamaan Bulsha-weynta Reer Somalilanad iyo dhamaan Muslimiinta khayrka jecel  meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxaanu ka codsanaynaa inay soo caawiyaan Muwaadin reer Somaliland ah oo Magaciisu yahay Keyse Maxamed Faarax oo dhawaan kasoo dhacay fooq oo dhabarka ka jabay isla markaasina dhaawac culusi gaadhay xangulaha ,Muwaadinkan oo mudo 25 cisho ah yaalay Dhakhtarka weyn ee Hargeysa ayaa dhamaan Dhakhatarada Dalku ku taliyeen in dhaawaciisa aan Dalka waxba lagaga qaban Karin ila markaasina Dibada loo diro.

Hadaba waxaanu si xushmad iyo txgalin badan uga codsanaynaa Muslimiinta khayrka jecel inay Muwaadinkan kasoo caawiyaan kharashka Dhakhtarka oo lagu qiyaasay 25,000$ shan iyo labaatan kun oo Dolar

Hadaba cidii caawinaysaa ha kala soo xidhiidho C/raxmaan Maxamed Cilmi  Moble: 00252(0)634423263

Viber: 00252634423263 Whatsup: 00252634423263