Fadlan Dar Illaahay u Caawi gabadhan oo Xaalad Caafimaad-darro la Liidata

OLYMPUS DIGITAL CAMERAOLYMPUS DIGITAL CAMERA

Warbixin Caafimaad

Warbixintani waxay ka turjumeynaa xaalada dhabta ah ee ay ku sugan tahay Asma  Maxamuud Ali

Asma waa gabadh da’  yar oo  17 jir ah  waxa ay ku sugan tahay xaalad caafimaad daro oo aad u liidata oo maraysa meel aan waxaba lagaga qabankarin dalka  gudihiisa, sidey sheegeen dhakhaatiirta dalku

Taas oo ay ku taliyeen   in ay u baahan tahay dhakhtar dibadeed  waxaanye waribixnta  ku sheegeen in sida ugu dhkahsaha badan in loogu qaado dibad si xaaladeeda caafimaad  wax looga qabto.

Walaal Waxaa loo baahan yahay in xaaladaa caafimaad daro ee la soo daristey Asma Maxamuud Cali in aad  ilaahya dartii Gacan uguga geysataan  cidkasta oo wax bixineysa ama u gar gaareysa.

Waxaa lagala soo xidhiidhaya Aabaheed  Maxamuud Cali Maxamuud oo degen Magaalad Hargeysa  Telephone  waxaa laga heleyaa +2522-4904707 waxaa kale oo lag helayaa Ededeed oo iyan laga helayo Telephone No + 2522-4400757 Hargeisa Somaliland.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAasad 002