Facebook oo la dacweeyay

Us(SLpost)-Sharikkada Facebook ayaa waajahaysa laba dacwadood , kadib markii xaakin Maraykani ahi uu sheegay in saamilaydu ay dacweeyn karaan sharikkada kadib markii ay mari habiibsay markii lasoo bandhigayey saamiyada sharikada 2012kii.

151117091727_facebook_640x360

Maalgaliyayaasha ayaa shegaaya in sharikadu qarisay odoroska koritaanka ee sharikadda,iyagoo sheegay in lacag badan waayeen kadib markii ay saamiyada sixir barar ku iibsadeen.Facebook ayaa sheegtay inay ka xuntahay go’aanka maxakamada isla markaana ay qaadan doonto rafcaan.