Faahfaahinta Markab Xoolo ka Qaadi-rabay Dekedda Berbera oo ku Shuf-beelay Duleedka Magaalada (DAAWO VIDEO)

MarkabkaBerbera (SLpost)- Maareeyaha Dekeda berbera Cali Xoor Xoor ayaa Xaqiijiyey in uu markabkaasi uu Guud aah uu shuf beelay oo uu gubtay waxanu intaasi ku daray in dhamman shaqalihii sarnaa oo wada ahaa Ajnabi ahaa la badbadiyey, hatan ay ku sugan yihiin Berbera, waxa kale oo uu xusay in Sababta keentay dabkaasi ay baadhayaan.

SOMALILANDPOST.NET
contact@somalilandpost.net