Duruufaha Qalafsan Ee ay ku noolyihiin Maxaabiista ku xidhan Xabsiyadda soomaliland Oo sabobtay in ay ku geeriyodan Jeelka

Hargeysa (SLpost.net) -Duruufaha Qalafsan Ee ay ku noolyihiin Maxaabiista ku xidhan Xabsiyadda soomaliland ayaa sabobtay in ay ku geeriyoodan Jeelka dhaxdisa iyadoo Xukuumada Talada haysa ay si meeqaam keedu liito uga hadashay laba nin oo dhawaan ku dhax geeriyooday Xabsiga Barbera.

Wasiirka cadaaladda Somaliland Maxamed caddare oo warbaahita kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay jiraan maxaabiis ku dhintay jeelasha.

iyada oo ay Hore uga dayriyeen Haayadaha ka shaqeeya xuquuda bina’aadamka xaalada ay ku noolyihiin dadka ku jira Jeelasha kala duwan ee Somaliland.

Halkan hoose ka Daawo muuqal Wasiir Caddare

https://youtu.be/A9MapGDBPBY