Dowladda Jabuuti iyo Doorka ay ku leedahay horumarinta Nabadda, Dhaqaalaha, Suugaanta iyo Ganacsiga Geeska Afrika

Hargeisa (SLpost)-Shacabka Somaliland Qaybihiisa kala duwan ayaa aragti midaysan ka bixiyey doorka madaxweyne ismaaciil cumar geele iyo dawladiisu labaantankii sano ee u danbeeyey ay ku lahayd horumarinta dhinacayada kala duwan ee Nabada, Dhaqaalaha, Taakulada, iyo Ganacsiga Guud ahaan geeska Africa gaar ahaan Soomaalida.

Halkan ka Daawo Barnaamij Documentry ah Oo Ka Waramaya Arrimo Badan.