Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Waddo Cusub oo Laami ah Ka Bilowday Gudaha Cusbitaalka Guud

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta dhisme waddo cusub oo laami ah ka dhex-bilowday Cusbitaalka Guud ee caasimadda, waxaana munaasibadda bilowga jidka cusub goob-joog ka ahaa Maayarka iyo maayar ku-xigeenka Caasimadda.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN