“Doorashadani Way ka duwan tahay Doorashooyinkii hore ee Somaliland soo martay, sababtoo ah…” – Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay Bishan 13Keeda ka qabsoonto dalka, rejada uu ka qabo in xisbigiisu mar kale ku guulaysto.

Dr Maxamed Cabdilaahi oo maanta u warramay warbaahinta qaarkeed, waxa kale oo uu ka hadlay shaqsiyadda Murashax Muuse Biixi iyo Waxa uu dheer yahay ama kaga guulaysan karo murashaxiinta mucaaradka ee la tartamaya.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL