DHEGAYSO: Xukuumadda Somaliland oo tafaasiil ka bixisay Falkii maanta ka dhacday Xabsiga Dhexe ee Hargeysa iyo tirada Dad loo qab-qabtay tuhunkeeda

xuseenHargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil ka bixisay Dhacdado Isku-day Baxsi ah oo ay Maanta sameeyeen Maxaabiis ku jirta Xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira gaadhsiiyey laba ka mid ah askarta ilaalada ka ahayd xabsiga.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sheegay inay ku gudo-jiraan baadhitaan ciddii ka dambaysay dhacdadan oo uu ku tilmaamay mid la qorsheeyey, balse waxa uu ku gaabsaday inay sugaan natiijada baadhitaanno ay ciidamada ammaanku ku wadaan dad shacab ah iyo saraakiil ciidamada ka tirsan oo tuhunka falkan loo qab-qabtay.

HALKAN KA DHEGAYSO:

 

SOMALILANDPOST.NET

Hargeysa, Somaliland