DHEGAYSO: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka warbixiyey Marxaladihii Kala Duwanaa ee Ciidankiisu Soo maray

8972Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeya Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle), ayaa ka war-bixiyey marxaladihii kala duwanaa ee ciidamada Qaranku soo mareen tan iyo sannadkii 1994-kii oo dhidibbada loo taagay.

Sarreeya Gaas Shaqalle oo maanta khudbad dhinacyo badan ka jeediyey xuska 20-guurada ka soo wareegtay aasaaska ciidanka uu Taliyaha u yahay, waxa uu ku dheeraaday kaalinta muhiimka ah ee Ciidanku ugu jiraan difaacista iyo dhismaha Qaranimada Somaliland

Halkan ka dhegayso Hadalkii Taliyaha