Sheekh Aadan Siiro oo khudbaddiisii Jimcaha ku soo qaatay Xoriyatul-qawlka iyo doorka Islaamka u jideeyey

Hargeysa (SLPOST)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo muddo Afar bilood ah markii u horreysay maanta khudbad ka jeediyey Masjidka uu khadiibka ka yahay ee magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay xuquuqda Islaamku siiyey muslimiinta ilaalinta sharaftoodya iyo aragtidiisa inuu qofku ku cabiro xaaladda la taagan yahay.

Sheekha oo dorraad ka soo laabtay dalka Malaysia oo xaalad caafimaad ugu maqnaa, ayaa markii uu dalka ka soo gaadhay hadal uu warbaahinta ka jeediyey ku sheegay inuu aragtidii kaga hadli doono xaaladda dalka marka uu ka nasto safarka uu ka yimi.

 

images (4)

Sheekha ayaa manta khudbadiisa salaadda jimce ku soo qaato islaamka waxa uu ka qabo in uu Qofku cabiro aragtidda uu ka qabo wakhtigaa uu ku jiro

 

Halkan Ka Dhageyso