DHEGAYSO: Oday-dhaqameedka Soomaaliya oo Ka dareen-celiyey Dhacdooyin ay Maanta Goob-joog u noqdeen

Hargeysa (SLpost)- Oday-dhaqameedka Soomaaliya ee muddooyinkii u dambeeyey ku sugnaa dalka, ayaa ka qayb-galay munaasibaddii maanta loogu dabbaal-degay xuska 23-guurada 18-ka May oo ku astaysan maalinta qarannimada Somaliland.

oday-dhaqamedkaMadax-dhaqameedka oo ka qayb-galay xaflad maanta loogu dabbaal-degay xuska maalintan oo lagu qabtay Hargeysa, ayaa ka hadlay dareenkooda la xidhiidha aragtida ay ka qaateen dhacdooyinka ay goobjoogga u noqdeen maanta.

HALKAN KA DHEGAYSO