BURCO (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme dabaq ah oo loo dhisay guriga martida ee Magaaladda Burco.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu khudbad u jeediyay dadweynaha ku dhaqan magaaladda Burco oo si aan kala hadh lahayn ugu soo baxay soo dhawaynta weftiga madaxweynaha Somaliland.
Madaxweynuhu waxa uu mahad celiyay dadweynaha Burco waxaanu uga waramay socdaalkii dheeraa ee uu ku soo maray goboladda dalka.
GUJI HALKAN SI AAD U DHEGAYSATO HADALKA MADAXWEYNAHA
DAAWO SAWIRRO