DHEGAYSO: Madaxweynaha Somaliland oo tafaasiil ka bixiyey socdaal ujeeddooyin kala duwan Xambaarsan oo uu Maanta ugu Baqoolay Qaaradda Yurub

IMG_0089Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta u amba-baxay socdaal uu ku galaa-bixin doono waddamo ka mid ah Qaaradda Yurub, kuwaas oo ay ka mid yihin dalalka Faransiiska iyo Ingiriiska oo uu ujeeddooyin kala geddisan u tagayo.

DHEGAYSO

IMG_0122IMG_0102 IMG_0086 IMG_0071