DHEGAYSO Go’aamo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland

dhuxulHargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa laga soo saaray go’aamo  taabanaya dhinacyada Amniga iyo Waxbarashada ee dalka.

Shirka Golaha Wasiirrada oo  waxa lagu ansixiyey laba Xeer oo ku saabsan La-dagaalanka Argagixisada iyo Kor-u-qaadista Waxbarashada dalka.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Qasriga Madaxtooyada, ayaa warbaahinta u faahfaahiyey Natiijada Shirka maanta ee Golaha Wasiirrada Somaliland.

DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET