Dhegayso – Garyaqaan Cali oo Ka Warramaya Cidda Weerarka u Geysatay iyo Ujeeddada Shakhsiyaad uu Magacaabay

DSC02919Ceerigaabo (SLpost)- Guddomiyaha Ururka Qareenada ee Gobolka Sanaag Garyaqaan Cali Siciid Jaamac (Cali Foolow), ayaa shalay duhurkii Cusbitaalka Guud ee magaalada Ceerigaabo loo dhigayo Dhaawacyo kala duwan oo ka soo gaadhay weerar koox Dabley ah oo ku hubaysan Budhadh iyo Bakoorado ku qaadeen.

Dhegayso Cod Cali Folow Oo Ka Waramaya Sida Looso Weerara