Dhaqangalinta Ilaalinta Soo Galootiga oo Madaxweynuu Kala Kulamay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Badhasaabada 

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha iyo badhasaabada dalka si loo hirgaliyo go’aanadii dhawaan la soo saaray ee la xidhiidhay soo galootiga iyo adkaynta amaanka.

https://youtu.be/GnES6t8vF4U