Dhammaan Suxufiyiintani Waxa ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Siddiiq Maxamed Burcad iyo Xamda Cabdilaahi Xuseen

1Hambalyo-meher.Axmed Xasan Cawke

2.C.salaan Ibraahin Hereri

3.Xasan Maxamed Yuusuf

4.Xuseen C.laahi Deeqsi

5.Maxamed Xuseen Cali

6.Khadar Maxamed Cakule

7.Yuusuf Maxamed Ismaaciil

8.Abiib Iimaan Xasan

9,C.laahi Jaamac Maxamed

10.Muuse Warsame Guuleed.

11.Xasan Xaaji C.laahi Xasan Ganay

12.Muuse Cali Faruur

13.Maxamed Siciid Muxumed

14.Siciid Aadan Cige.

15.Axmed Siciid Cige

Dhamaan Warfidiyeenadaasi iyo Abwaanadaasi waxay dhanbaal hambalyo ah u dirayaan Meherka Sidiiq Maxamed Burmad Iyo Xamda C/laahi Xuseen Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Hotelka Summer Time Ee Magaalada Hargaysa .

Iyadoo Labadooduba ay ka Mid ahaayeen Shaqaalaha Idaacada Radio Hargaysa ,Waxa Ay Leeyihiin Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Dhamaanba Bahda Warfaafintu Waxa Ay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada

Sidiiq Maxamed Burmad

Iyo Xamda C/laahi Xuseen

Oo 17/04/2013 Meherkoodu Ka Qabsoomay Hargaysa. Waxaanay leeyihiin Noqda Lammaanihii Aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin….

 

 —————————————–

1- C/casiis Caydiid Cilmi(Yamani)
2- Maxamed Muuse Banjiid
3- Cumar Cali Xasan(Seerbiya)
4- Axmed Cismaan Batuun
5- Khadar Nuux Yoonis
6- C/raxmaan Axmed Ibraahin(Bataash)
7- A/zaki Daahir Xasan
8- Maazim Axmed Cawaale
9- Maxamed Jaamac Jibriil(Shiine)
10- Maxamed Jaamac Cigaal(Jarmal)
11- Farxaan Finad Faarax
12- Maxamed Xabiib C/laahi
13- Maxamed Cabdi Yuusuf
14- Xasan Jaamac Caabi
15- Maxamed Axmed Xasan(Qodax)
16- Abiib Iimaan Xasan
17- Khadar Maxamed Cakule
18- Yuusuf Maxamed Ismaaciil
19- Sakariye Axmed Muxumed
20- Daa,uud Xuseen Xiiray
21- Ibraahin Cismaan Axmed
22- C/nuur Ileeye Cali
23- Xasan Maxamed Yuusuf
24- C/risaaq Cismaan
25- Xamze Suudi Nuur
26- Maxamed Caqli Hadi
27- Ismaaciil Maxamed Cakule
Dhamaanba Bahda Wasaarada Warfaafinta Somaliland Waxa Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan

 Sidiiq Maxamed Burmad
 Xamda C/laahi Xuseen

Oo 17/04/2013 Meherkoodu Ka Qabsoomay Hargaysa. Waxay Ay Leeyihiin Isku Waara Oo Isku Reeya
Aamiin……………… Aamiin………………… Aamiin…….

 

 ————————————————

Dhamaanba Haween Waynaha  Wasaarada Warfaafinta Somaliland Waxa Ay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan Sidiiq Maxamed Burmad Iyo Xamda C/laahi Xuseen Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Hotelka Summer Time Ee Magaalada Hargaysa .
1- Safiya Cali Yuusuf
2- Faysa Cali Xuseen
3- Ayaan C/risaaq Jaamac
4- Shugri Xariir Ismaaciil
5- Nimco Maxamuud Ciise
6- Aamina Xasan Cawaale
7- Nuura Maxamed Nuur
8- Raxma Abu Hurayra
9- Nimco Maxamuud Shirdoon
10- Nimco Rooble Faarax
11- Hana Axmed Macalin
12- Yaasmiin Muuse Xasan
13- Hibo Aadan
14- Yaasmiin Axmed Yuusuf
15- Khadra Ismaaciil Xuseen
16- Ikraan Siciid Diiriye
17- Warda Axmed Rooble
18- Saynab Maxamed Cabdi
19- Ugaaso Maxamed C/raxmaan

20-Fahma Yuusuf Ciise
Dhamaanba Gabdhaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo Guud ahaan Bahda Saxaafada Somaliland Waxa Ay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan

Sidiiq Maxamed Burmad

Iyo Xamda C/laahi Xuseen

Oo 17/04/2013 Meherkoodu Ka Qabsoomay Hargaysa. Iyadoo Labadooduba ay ka Mid ahaayeen Shaqaalaha Idaacada Radio Hargaysa ,Waxa Ay Leeyihiin Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Aamiin………………… Aamiin ………………..Aamiin ………………..