Dhammaan Shaqaalaha Madaxtooyadu waxa ay Hambalyo u dirayaan Cabdikariim Axmed Jamac iy Muna A. Maxamuud

HAMBALYOWasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Md. Cabdi Xasan Madar, Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL. Gen. Faysal Kaamil Ciise, Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed Cali, Xog-haynta Labaad ee Madaxweynaha Ifraax Aadan Cismaan, Xog-hayaha Saddexaad ee Madaxweynaha Md. Maxamed Warsame Xasan,   Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL, Md. Cali Xuseen Nuur,  Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi),   Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md. Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha, Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.

Waxay Hambalyo Meher  u dirayaan

Boqorka, Cabdikariim Axmed Jaamac

 iyo Boroqada Muna Ahmed Maxamuud

Oo Meherkoodu ka dhacay 10/01/2013 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.

Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo deg-dego ee ubad khayr-qaba kala hela.

Aamiin………..Aamiin………Aamiin

HAMBALYO (1)