Dhammaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan…

Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland  Sul. Maxamed Sul C/qaadir, Ganacsade  Cali Axmed Maxamuud (Cali Waal) Xildhibaan  Maxamuud Indhocase, Ahmed Siciid Maxamed, Gudoomiyaha baanka berbera Mr. khaddar Dhoobaale, Maamulaha Madaarka berbera Mr Cumar  Sayid  Maxamed Aden, C/qani Ismaciil Aw Aden(Bidhi), Siciid C/laahi (Magaalo), Taliska Qaybta Bileyska Berbera Gaar ahaan Saldhiga Dekadda Berbera

Waxay Dhamaan  Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Geeridii ku  timid Marxuum Abiib Yuusuf Maxamed(Cabaase) Iyo Xisaabiyahii Gobolka Saaxil Marxuum .Cumar  Barkhad Dirir oo shil gaadhi si wada jira ugu geeryooday Tuulada Xamaasoo katirsan Gobolka Saaxil masaafo 50km Ujirta magaalada berbera

Waxaanay dhamaan dadkani tacsi udirayaan ehelada labadaa marxuum iyaga oo tacsi gaara Udiraya Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr.Xuseen Muxumed Xoog Iyo Qoyskiisa Iyo Caruurtii uu ka tagay marxuum Abiib Yuusuf Maxamed(Cabaase) iyaga oo laabada marxuumna ilaahay uga barayay in uu naxariistii jano ugu deeqo.    Amiin…………….Amiin…………………Amiin

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun