DHAMAAN MASUULIYIINTA MADAXTOOYADA IYO SHAQAALAHOODU WAXAY TACSI U DIRAYAAN M/WEYNE KU-XIGEENKA JSL.

1.     Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan

2.     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

3.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar

4.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL  Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case)

5.     Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi

6.     Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye

7.     La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan

8.     Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)

9.     Agaasimaha Munaasibaadka & Xafladaha Madaxtooyada JSL Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)

10.             Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi

11.             Xog-hayaha Gaar ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane, Cali Axmed Cali        

12.             Xog-haynta labaad ee Madaxweynaha JSL, Ifraax Aadan Cismaan

13.             Xog-hayaha saddexaad ee Madaxweynaha JSL, Maxamed Xirsi Warsame (Titi)

14.             Xog-hayaha gaarka ah ee madaxweyne ku xigeenka JSl, Mudane, Cali Xuseen Nuur

15.            Xog-hayaha Labaad ee M-weyne ku-xigeenka, Maxamuud Maxamed Mire

16.             Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidhka dadweynaha, Mudane, Bashiir Cabdi Xariir

17.             Dhamaan La-taliyeyaasha Madaxtooyada  iyo sidoo kale  Shaqaalaha ka Hawl-gala Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Aaabbihii MARXUUM CABDILAAHI ISMAACIIL SHIRE oo ku geeriyooday Boorama 16/03/02012 laguna aasay Boorama.

Waxay ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN