DHALASHO WACAN: Mustafe Gacmadheere iyo Hodan Muuse Biixi Cabdi Oo Wiil U Dhashay

hambalyo dhalashoMustafe Xuseen Daahir (Plaza), Khadar Maxamed Faarax, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Siicid Ibraahin Dool (Gurey), C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji), Maxamed Aw Cali Cartan (Hal-deeq), Axmed Aw Geeddi (Dheeraad), Khaalid Jaamac Qodax, Mustafe Maxamed Khayre, Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase), Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed (Dool), Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) iyo dhammaan bahda Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista ERA waxa ay hambalyo u dirayaan

Mustafe Maxamed Aadan (Gacmadheere)

Iyo Hodan Muuse Biixi Cabdi

Oo Wiil Ugu Dhashay Edna Aden Hospital ee magaalada Hargeysa 14/02/2013.. Wiilkaas oo loo bixiyay Maxamed-Amiin.. Waxa ay leeyihiin “Adeero soo barbaar, noqo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo dumaddiisaba anfaca” Aamiin, Aamiin, Aamiin