DHALASHO WACAN: Cabdiqani Axmed aw-Jaamac iyo Leyla Yuusuf Daahir

dhalashoAabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Maxamed Iyo Dhamaan Reer Yuusuf Daahir Oo Kala Ah, Naasir Yuusuf Daahir, Keyse Yuusuf Daahir, Farxiya Yuusuf Daahir, Salaad Yuusuf Daahir, Cabdirisaaq Yuusuf Daahir, Jimcaale Yuusuf Daahir, Cabdixaafid Yuusuf Daahir

Waxa ay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Cabdiqani Axmed Aw Jaamac iyo Layla Yuusuf Daahir oo Gabadhi ugu dhalatay Magaalada Hargeysa 23/09/2013 Gabadhaasi yar oo loo bixiyey Safa Cabdiqani Axmed.

Waxaanay leeyihiin soo barbaar oo noqo tii diinteeda, Dalkeeda, Dadkeeda iyo Nafteedaba anfacda ALLE –na ha ku garab galo AMIN AMIIN.