DHALASHO FARXAD LEH: Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Hodan Muxumed Cabdi oo Wiil ugu dhashay Hargeysa

hambalyo dhalashoHooyo Xaliimo Cabdi Faarax, Khadar Iid Kaariye, xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Abokor Iid Kaariye, Amran Iid Kaariye iyo Carruurteeda, Umalkheyr Iid Kaariye iyo Carruurteeda, Khadra Iid Kaariye iyo Caruurteeda. Dhammaan Qoyska Ilma Iid Kaariye waxa ay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan

Qaasim Maxamuud Kaariye

Iyo Hodan Muxumed Cabdi

Oo 26/07/2015 Wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa, waxaanay Leeyihiiin Eebbe ha ka yeelo kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba Anfaca.. Aamiin………..Aamiin………..Aamin