DHAGEYSO:Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali (Rayte) oo doodii maanta si aada unaqdiyey habka wasaaradaa loogu qeybiyey Miisaaniyada

Hargeysa (SLpost ) xildhibaan Ibraahim jaamac Rayte ayaa hadal dheer ka jeediyey golaha wakiilada ee Somaliland waxaanu naqdiyey habka miisaaniyada 2014 ka loogu qeybiyey Miisaaniyada.

Rayte

Halkan hoos ka dhageyso

Somalilandpost.net

Hargeysa