Dhageyso“Aad baan ugu Faraxsanahay In Uu Saaxiibkey Xasan Gaafaadhi Isu Soo Sharaxo Gudoomiye ku xigeenka KULMIYE Xeerka Iyo Sharciga Uu Xisbigu Dhigtayna Waa Uu Ufasaxayaa In uu isku soo sharaxo”Ismaaciil Aadan Cali

Hargeysa(SLPOST)Xaflad maanta uu qabsaday gudoomiyihii  mid ka mida urur siyaasadeedkii.

iii

Hadhay ee RAYS xasan Gaafaadhi oo la bohoobay xisbil xaakinka ayaa manta soo bandhigay hankiisa siyaasadeed eek u toosan hogaaminta Xisbiga KULMIYE

Waxaa ugu horeeyn halkaa ka hadlay  Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii DALSAN, Ismaaciil Aaden Cismaan (Ismaaciil Yare), ayaa taageero weyn u muujiyey.

Halkan Ka Dhageyso

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland