Dekeda Berbera oo Alaabooyinkii Buuxdhaafiyeen iyo Ganacsade Ku Baaqay In Dalka Loo Tudho

Berbera(SLpost)-Dekeda Berbera ayaaa ay buuxdhaafiyeen alaabooyinka ganacsatada uga daga iyada oo wali ay socoto talaabadii ganacsatadu qaaday ee ahay in aan dekeda waxba lagala bixin, waxaan ganacsatada ugu baaqay inay dalka u tudhaan ganacsade Soofadhiiste

https://youtu.be/hMg3Q068O4I