DEGDEG: Musharaxa Madaxweyne-Xigeen ee UCID oo Iscasilay

Hargaysa(SLpost)-Masuul sare oo ka tirsan xisbiga caddaalada iyo daryeelka Somaliland UCID ayaa iska casilay xubinnimadii xisbigaasi.

Murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga Ucid Md Cabdirashiid Xassan Mataan ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii murrashaxnimo ee xisbiga Ucid

Murrashax Cabdirashiid Xassan Mataan ayaa sheegay inay xisbiga UCID burburinayaan aasaasayaashiisii,waxaanu tilmaamay khilaaf ka dhex socda xisbiga UCID.

Warkan oo faahfaahsan kala soco Degelka Somalilandpost.net