[Deg Deg ]:- Golaha Guurtida Somaliland Oo Saaka Dood Adag Ka Dib Ansixin Sameeyey + [ Maxay Ansixiyeen ]

Hargeysa (SLpost):- Fadhigii ay saaka isku yimadeen golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa

ay dood adag ka yeeshen ajandaha kal-fadhiga 62 aad ee golahaasi oo sabtidii furmay

download (2)

 

Fadhigan oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha Golahaasi Saleeban Maxamuud Aadan ayaa dood adag ka dib waxaa ay xildhibaanada golahaasi cod gacan taag ah ku ansixiyeen ajandaha la;-fadhiga 62 ee golaasi oo ay ku jirto muddo kordhin loo sameyn doono xukuumada madaxweyne Siilany mar labad.

 

Ajandaha kal-fahdiga 62 ee golahaasi waxaa ogolaadey 65 xildhibaan ,1 xildhibaan waa diiday , 1 xildhibaana waa ka aamusay sidaasna waxaa ku ansaxay ajandaha kal-fahdiga 62 ee golaha guurtida Somaliland

Todobaadka soo socda ayaa waxaa la filayaa in xildhibaanada golahaasi la hor keeno muddo kordhinta xukuumada