Daraasaad laga soo saaray Kaneecada

Hargeysa(SLpost)-Daraasaad cusub ayaa sheegaysa, in ololaha ka hortaga malariyada (Kaneecada) ee qaarada Afrika uu ka hortagay ku dhawaad toddobo boqol oo milyan oo jiro tan iyo qarniga bilowgiisii.

150803133224_malaria_mosquito_chule_624x351_getty

Daraasaadka oo ay samaysay Jaamacada Oxford, ayaa heshay in dadka cusub ee cudurka qaada uu kala bar yaraaday.

Laakiin daraasaadka ayaa sheegaysa in tallaalka lagula dagaalamo malariyada inaan wali la ogolaan.

Waxaa jira walaac laga qabo in cudurka uu adkaysi u yeesho daawada muhiimka u ah ee cudurka lagu daweeyo