Dambiyada Dalka ka Dhacay  Sannadkan 2015ka iyo Is-Barbardhiga Sannadkii Tagay

 

Hargaysa(SLpost)- Hoggaanka ciidamada booliska Somaliland ayaa ka waramaya dambiyada dalka ka dhacay  sannadkan 2015ka iyo is barbar dhiga sannadkii tagay ee 2014ka.

Sannadkan 2015ka guud ahaan waxa Somaliland ka dhacay  18,252  oo dambi

Halkan Si Fiican ugaga Bogo Warbixinta Hoggaanka Ciidamada Booliska Somaliland oo Muuqaal ah:

https://www.youtube.com/watch?v=g9Zct_S8WPo