Dadweynaha Reer Gabiley Yaa U Maqan Ansixinta Gobolnimada Gabiley

Tan iyo Intii ay Madaxweynayaasha Dalka soo maray ee uu Ugu Danbeeyo Madaxweynaha Hadda Talada dalka haya Mudane Maxamed Maxmauud Siilanyo Waxa markii uuu Xisbiga Kulmiye Ahaa Dadweynah reer Gabiley Ku Maran Habaabiyey Hadii aan Ku Guulaysto Talada Dalka waxaan Indin Ansixin Gobolnimada gabiley balse taasi ayaan ahayn mid Laga Midho Dhaliyey

Markaad aragto Masuuliyiinta Xukumada Mar walba Waxay Dadweynaha Reer Gabiley ku Maran Habaabiyaan Waxaad Helaysaan Ansixinta Gobolnimada Gabiley . Wollow Way MAsuuliyiinta xisbiyada qaranku Wakhtiga AY Soo Dhawaadaan Ololaha doorashooyinku in ay Gabiley U Soo Tartamaan Oo ay Ku maran Habaabiyaan Waxaan Ansixinanaa Gobolnimada Gabiley Waayo

gobolka gabiley waa gobolka Kaliya eee Codkiisu Uu U Hiiilin KAro Masuul Kasta oo Loo Codeeyo Taasi ayaa Keentay in tartan Loo Soo Galo Wakhtiyada Doorashooyinka .

Dhawaan ayay Ahayd MArkii uu Gudoomiyaha Xisbiga wadani ahna Gudoomiyaha Golaha wakiiladu uu Dawladan Ahmed maxamed maxamuud SIilanyo uu Sheegay in AY Qaylo DHaan uu Ka soo Saaraan Laakiin aanay Jirin Mooshin lagag Doodayo Oo Wali la keenay Golaha wakiilada , Waxaanu Gudoomiyuhu Sheegay in hadii la keeno Mooshinka Lagag Doodayo Gobolnimada Gabiley ay Ansixinayaan HAdiii ay Mooshin xukumadu Keento Golaha wakiilada inta uu Xilka Fadhiyo .

Waxa kale oo Isaguna Cadeeyey in Aaanay Xukumada Somaliland Dan ka Lahayn Ansixinta Gobolnimada gabiley Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay in ay Mooshin Lagag Doodayo Ansixinta Gobolnimda Gabiley ay Keeni doonaan Si loo ansixiyo Gobolnimada . Haddaba Reer Gabileyow Yaa inoo Maqan , Yaase Aaminaaa, Mee Masuuliyiintii Gabiley Codkeeda ku soo Baxay ee Xukumada Inoogu Jiray , Haday ahaato Wasiiro , Xildhibaano Labada gole Qaranba Ka mida Waxa wax La is waydiiyo ah Su’aasha YAa inoo maqan reer gabileyow .

Farxaan Cabdi

Gabiley Somliland

Email:Farxaancabdi18@gmail.com