Daawo”Waxaan sheegayaa in Puntland ay xadkeenii 30-Km Ku jirto” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Weerarkii Puntland

Haegeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay weerarkii shalay ay Puntland ku soo qaaday deegaano ka mid ah xuduuda Somaliland, waxaanu baaq u diray xukuumada
https://youtu.be/j6i_sZYJ2YY