Daawo”Waxa la go’aansaday in diiwaangalintii la hakiyo awoodeenana aynu isugu geyno abaaraha iyo gargaarka degdega ah” Guddoomiye Saleebaan

Hargyesa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shirkii ay galeen iyo go’aanada laga gaadhay, waxaanu xusay in dalku awooda saarayo arimaha abaarah.

https://youtu.be/feEJRfT_sGs