Daawo:Wasaarada Macdanta Oo Ku Dhawaaqday Inay Dalka Ka Bilaabayso Biyo Dhaamin Iyo Daawaynta Ceelasha Laga Dhaansanayo

Hargeysa(SLpost)Wasaarada mactanta ayaa ku dhawaaqday in aan waxii hada ka danbeeya la sii daawan karin xaalada dalku uu ku jiro ayna ka qabqaadanayso biyo dhaaminta iyo sida oo kale daawaynta ceelasha caafimaadka dadka wax yeeli kara
https://youtu.be/P9XLXeWO8T8