Daawo”Somalilad waxay ka digaysaa faragalinta qaawan ee cadaawadu ku dheehantahay ee maamulgobaleedka Puntland uu ka wado xuduudaha bari” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cadaani ayaa maamul gobleedka Somaliya ee Puntland ku eedeeyay inay colaad iyo deegaamaynba ka wadaa xuduudaha bariga ee Somaliland.