Daawo:MasuuliyiintaWasaaraddaCiyaaraha Oo Jawaab ka bixiyey Khilaaf iyo Musuq- maasuq la sheegay in uu hadheeyey muddoyinka Danbe

Hargeysa(Slpost.net)-Nov.24,2016-Masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay warar ku saabsan khilaaf la sheegay inuu so kala dhex galay musuuliyiinta wasaaradda, sidokale waxa la sheegay in musuq-masuq dhaqaale oo aad u badan ay ku kaceen qaar ka mida ah masuuliyinta ugu saraysa wasaaradda ciyaaraha Somaliland.

https://youtu.be/xONPjYAbcOk