Daawo”Isbadal lixaad leh ayaa ku yimi cadaalada dalka…” Wasiirka Cadaalada Ee Cusub

Hargyesa(Slpost)-Axmed Faarax Cadare wasiirka cadaalada ayaa sheegay in dalku uu haatan cagta saaray wadada cadaalad wanaagsan oo uu dalku helo, waxaanu daboolka ka qaaday in dib uhabayntii cadaalada dalku ay noqotay mid si fiican wadadeeda u qaaday.
https://youtu.be/jV5k0sr9Vhk